1
00:00:00,000 --> 00:00:05,000
Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, (x2)

2
00:00:05,000 --> 00:00:09,900
Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, (x2)

3
00:00:10,000 --> 00:00:14,900
Innaga keenu waa, cirkoo kale e,

4
00:00:14,900 --> 00:00:20,100
Oon caadna lahayn, ee caashaqaye..

5
00:00:20,150 --> 00:00:25,350
Xidigyey cadi waad na ciidamisee (x2)

6
00:00:25,350 --> 00:00:30,300
Xidigyey cadi waad na ciidamisee (x2)

7
00:00:30,470 --> 00:00:35,200
Carrada kaligaa adow curadee

8
00:00:35,200 --> 00:00:40,535
Cadceedda sideeda caan noqo

9
00:00:40,770 --> 00:00:45,990
Cishadad dhalataad calooshayadii (x2)

10
00:00:45,990 --> 00:00:50,850
Cishadad dhalataad calooshayadii (x2)

11
00:00:51,200 --> 00:00:56,300
Sidii culaygii cidaad marisee

12
00:00:56,300 --> 00:01:03,380
Allow ha ku celin cawoy dhaha